MUUQAAL: Maraykanka oo bamkii ugu weynaa Dunida ku riday Afghanistan iyo Aqalka Cad oo Ka hadlay waxa dhacay

MUUQAAL: Maraykanka oo bamkii ugu weynaa Dunida ku riday Afghanistan iyo Aqalka Cad oo Ka hadlay waxa dhacay

daajis.com:- Milateriga Maraykanka ayaa markii ugu horaysay adeegsaday bamkii ugu weynaa ee aan nukliyeer ahayn, kaasoo ay la beegsadeen ururka isku magacaabay dowladda Islaamiga ee ka dagaallama bariga Afghanistan.


Bamka oo lagu tilmaamo “hooyada bambooyinka” ayaa qaraxiisu waxa uu la eg yahay midka ay sameeyaan 11 tan oo ah maadada TNT, waxaana Maraykanku uu ku riday godad ay adeegsadaan dagaalyahannada ururka dowladda Islaamiga ee gobolka Nangarhar.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada