Warbixin: Dood Adag oo Villa Hargeisa ku dhexmartay RW. Khayre iyo Gudiga Difaaca iyo Amniga ee Baarlamaanka

Warbixin: Dood Adag oo Villa Hargeisa ku dhexmartay RW. Khayre iyo Gudiga Difaaca iyo Amniga ee Baarlamaanka

daajis.com:- Qorshahaan ayaa shakki weyn laga muujiyey qaabka loo soo diyaarshay, gaar ahaan dhismaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo yeelay muuqaal ciidan dawlad goboleedyadu ay awood weyn ku leeyihiin dhismihiisa, amarkiisa iyo taladiisaba, ayadoo taa bedelkeeda ay arintani ka mid tahay awoodaha dawladda dhexe loo gaar yeelay.

Waxey aheyd dood kulul oo wax dhisaysa, waxaana lagu soo dhoweeyey in labada guddi ay soo qaabeeyaan nuxurkii doodda caaway iyo talooyinkooda, loona gudbiyo xukuumadda isla beritto, ayadoo xukuumadduna ay ugu danbeyn u soo diri doonto qoraalkaas oo tafaftiran inta aanu xirmin barlamaanku.

Ciidanka Xoogga Dalku waa ilaaliyaha qaranimada, midnimada & Madax-banaanida dalkeena, waana kan ka falceliya xadgudubyada dibadda ka yimaada isla markaana ka qeybqaata xasilinta dalka.. awoodaas oo la wiiqaa waxey ka dhigan tahay dalkoo gacanta ka baxa.

Mahad gaar ah Raysulwasaaraha oo muujiyey bisayl iyo ogolaansho in la tixgaliyo dareenka Iyo talooyinka xildhibaanada.

Warbxintii Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada