daajis.com:- Xanuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Xabsiga magaalada Burco ayaa sababay dhimashada qaar kamid ah Maxaabiistii jeelka ku xidhneyd oo xanuunkaas u geeriyooday.
Tirada 3 ruux ayaa u geeriyooday xanuunka oo maxabiista jeelka Magaalada Burco ah sidoo kale wararku waxaa ay sheegayaan in ay Askartii jeelka qaar kamid ahna xanuunka u geeriyoodeen halka uu Dad badan oo Maxabiista ahna soo ritay xanuunku.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:17 and have
, Published at