daajis.com:- Diyaaraddii maanta ku dhacday garoonka diyaaraddaha Muqdisho ee ay lahayd shirkadda Bancroft oo dhinaca amniga iyo tababarada u qaabilsan qaabilsan talisa AMISOM ayaan wax khasaare dhimasho ah kasoo gaarin dadkii saarnaa diyaaraddaasi.
Diyaaradan ayaa muddo saacado ah ku dul wareeganeysay garoonka diyaaradaha, iyadoo ay lugaha u bixi waayeen, markii danbane gabaabsi ku noqday shidaalkii, taasoo keentay in duuliyihii diyaaradda shul iyo shal isku soo biimeeyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:55 and have
, Published at