MUUQAAL: Habar-yoonis oo Sheegtay inay Ciidamo ku difaacayso Haweenay JIG-JIGA u Dhalatay iyo Caruurteeda

MUUQAAL: Habar-yoonis oo Sheegtay inay Ciidamo ku difaacayso Haweenay JIG-JIGA u Dhalatay iyo Caruurteeda

daajis.com:-  Cuqaasha Beesha Habar-yoonis oo ayaa ka hadlay Hadalkii kasoo Yeedhay Haweenayda uu Ka Geeriyooday Gudoomiyihii Hore ee Baanka Somaliland, oo shalay Warbaahinta la hadashay kadib markii ay sheegtay in Gurigeeda laga saarayo iyada iyo Caruurtii Agoonta ahayd, Iyadana loogu Awood sheeganayo inay Jigjiga u dhalatay.

Hadaba waxay Cuqaashu si wayn uga soo Horjeesteen in Gurigaasi laga saaro Caruurta iyo Haweenaydaasi,  “Siilaanyo Adba Guryihii Dawlada Baad Ku Jirtaa Cagodhigo Haddii Kale Ciidan Beeleed Baan Keenaynaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada