MUUQAAL: Muqdisho oo laga Bilaabay Ugaadhsiga Gaadiidka Jidadka la dhigo

MUUQAAL: Muqdisho oo laga Bilaabay Ugaadhsiga Gaadiidka Jidadka la dhigo

daajis.com:-Dawladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka Bilowday Howl gal ay samaynayaan Ciidamada Taraafikda Kuwaasi oo Qaadaya/Jiidaya   Gaadiidka la dhigo Hareerada Wadada, islamarkaana Lagu Dhaqo/Meydho.


Masuuliyiinta Dawladda ayaa sheegay inay Talaabo Adag ka qaadi doonaan dhamaan cidiii lagu Helo, Sidoo kalana ay Arintaasi Saamayn doonto dadka iska leh Meherada la hordhigo gaadiidka, waxayna sheegeen in Qofkii doonaya inuu Maydho gaadhiisa uu geeyo Leebaajo ama Goobo u gaar ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada