XAQIIQOOYIN: Shan sabab oo Real Madrid ay ku Qaadi karto La Liga Xili ciyaareedkaan

XAQIIQOOYIN: Shan sabab oo Real Madrid ay ku Qaadi karto La Liga Xili ciyaareedkaan

daajis.com:- Real Madrid iyo Barcelona ayaa shaki la’aan ah labada koox ee ku dagaalamaya hanashada Horyaalka La Liga xili ciyaareedkaan.

Todobaadkii lasoo dhaafay markii Real Madrid saddex dhibcood looga xaday gool uu waqti dambe dhaliyay Lionel Messi kulankii El Clasico, waxaa sare u kacay xamaasadda Horyaalka.

Inkastoo ay soo kabsatay kooxda ka dhisan caasimada markii ay garaacday Deportivo iyo Valencia, haddana wali tartanka Horyaalka waa mid furan.

Real Madrid ayaa u baahn in ay hanato Horyaalka La Liga markii ugu horeysay tan iyo xilli ciyaareedkii 2011-12.

Haddaba shan sabab ayay Real Madrid ku noqon kartaa kooxda Horyaalka La Liga ku guuleysaneysa Xili ciyaareedkaan.

# 1 ciyaarta dheeriga ah ee ay gacanta ku heysato Real Madrid.

# 2 dhibaatooyin Barcelona ee kooxaha yar yar kala kulanto oo saacidi kara Madrid.

 # 3 bandhiga hoosee ee Neymar uu kujiro.

# 4 Cristiano Ronaldo iyo awoodiisa gool dhalin oo saacidi karta Madrid.

#5 Zinedine Zidane oo heysta koox labaad oo ka wanaagsan dhigiisa Barcelona.
Shantaan sabab ayaa lasoo bandhigay in ay Real Madrid ku noqon karto Horyaalka Spain kooxda ku guuleysata xili ciyaareedkaan 2016/2017.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada