daajis.com:- Saif al-Islam ayaa ku xirnaa magaalada Zintan ee Koonfurta Libya tan iyo sanadkii 2011. Jamhadda sii deysey Saif ayaa ah kuwo ka soo horjeeda xukuumadda ka dhisan Tripoli.
Guutada Abubakar al-Sidiiq ee sii daysey wiilka Qadaafi dhalay ayaa bayaan ay soo saartey sheegtey in Saif al-Islam uu ka baxay magaalada Zintan ma aysan sheegin halka uu u dhaqaaqey waxayna sheegeen in a talaabadan u qaadeen wanaaga cafisku lee yahay dartiis iyo arrimo bini’aadanimo.
Warar ayaa sheegaya in Saif Islam uu gaarey magaalada Beida ooo qabiilkiisu ku xooggan yahay.
Saif Al-Islam ayaa ahaa nin saameyn weyn ku lahaa maamulkii aabihiis aana hoggaamiye talada wax ku leh. Maxkamadda Denbiyada ee Caalamiga ah ayaa u goysey waaran lagu soo xiro .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:42 and have
, Published at