DAAWO: Olole lagula dagaalamayo ma-soomayaasha oo Hargeysa ka socda

DAAWO: Olole lagula dagaalamayo ma-soomayaasha oo Hargeysa ka socda

daajis.com:- Guddiga wanaag farista iyo ciidamada booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ay si wada jir ah ula dagaalamayaan goobaha lagu kariyo cunooyinka inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Guddigaan oo ah culumaa’uddiin u istaagtay inay dadka wanaaga faraan ayaa waxay gacan ka helayaan ciidamada booliska, iyadoo ciddii lagu qabto lagala wareego raashinka, bulshadana loo soo bandhigo si loogu fadeexeeyo.

Sidoo kale, guddigaan ayaa loo aasaasay inay dadka ka reebaan aflagaadeynta loo geysto Diinta, Suubanaheena SCW iyo Allahii na abuuray, inkastoo sanooyinkii danbe wacyi gelin badan oo ay sameeyeen hoos u dhaceen dadka diinta u geeft.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada