Daawo: Qubanaha VOA: Muslimiinta UK Kadib Weerarkii, Hub ka dhigista Muqdisho, iyo Qodobo Xiiso leh

Daawo: Qubanaha VOA: Muslimiinta UK Kadib Weerarkii, Hub ka dhigista Muqdisho, iyo Qodobo Xiiso leh

daajis.com:-Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo wada jeediyanaan Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwelli.


Qodobada aad u Daawan doontaan waxaa kamid ah , Muslimiinta degan dalka UK oo Dawladda ka codsaday inay wax ka qabato Heerka Muslim Nacaybka ee sii Kordhaya, Warbixin Ka hadlaysa Saamaynta Qorshaha Hub ka dhigista ee dawladda Soomaaliya ay ka Wado Magaalada Muqdisho, Dalka Koonfur Afrika Xayaanka Dameerka ayaa Halis ku jira Kadib markii Shiinaha uu Bilaabay inuu malaayiin Doolar ku iibsado Hargaha Dameeraha.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada