daajis.com:- Dagaal Xoogan ayaa ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay Buuraha Gal gala oo udhaxeeyey Xarakada Al Shabaab iyo kuwa Puntland.
Waxaa la isku adeegsaday Hubka waa weyn iyo midka daran dooriga udhaca,waxaana jira Khasaaro kala gaaray Labada Dhinac.
Mid kasta oo dhinacyadaasi ah waxa uu sheeganayaa inuu guul gaaray jebiyana kuwii kasoo horjeeday,balse Xog ka madax banaan labada dhinac ayaan la heli Karin.
Buuraha Caal Madoow ayaa Puntland waxey sheegtay inay bur burisey deegaano Saldhigyo ay Ku lahaayeen Xarakada Shabaab sida ay warka udhigtay Gobolka Bari.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at