Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre

Daawo Video: Maki Xaaji Banaadir oo Khudbad uu Jeediyey uga yaabsaday Madaxwyane Farmaajo iyo Rw. Khayre

daajis.com:- Abwaanka Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir ayaa Hadal guubaabo ah ka horjeediyay madaxda DFS gaar ahaan madaxweyne Farmaajo, RW Kheyre, Wasiiro iyo maamulka gobolka Banaadir.


Khudbad uu ka jeediyay xafladii xuska sanad guuradii 57-aad ee kasoo wareegatay 26-ka June maalintii Xoriyadda goboladda Waqooyi ayuu waxaa uu dar daaran ugu diray madaxweynaha iyo dowladiisa.

“Aabe Farmaajo, Adeer Kheyre iyo Mudane Xaashi (Gudoomiyaha aqalka sare) maanta fursad ayaad haysataan aduunka ayaa idii baahan ee lacag ayaa la idinka rabaa”ayuu yiri Maki Xaaji Banaadir oo qiireysan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada