Daawo Video Tartankii Quraanka Kariimka Ee Kasocday Degmada Widhwidh Oo Lasoo Gabagabeeyay

Daawo Video Tartankii Quraanka Kariimka Ee Kasocday Degmada Widhwidh Oo Lasoo Gabagabeeyay

daajis.com:- Waxaa Degamada Widhwidh Galabta Lagusoo Gaba Gabeeyay Tartankii Quraanka Kariimka Oo Mudanba Kasocday Magaaladaasi Yadoona Ay Tartankaasi Kaqayb Galeen Arday Badan Oo Yagu Kutar Tamayey Xidiga Quraanka

Tartankan Waxaa Ardayda Uqabanayey Ururka Ardayda  Ducaada Widhwidh Ee Alhidaaya Waxaana Maal Galinayey Jamciyada Quraanka Ee Al Nuur Oo Kashaqaysa G- Ssc

Hadaba Waxaa Xaflada Shahaadooyin Lagudoonsiinayey Looqabtay Ardaydi Kaqayb Qaadatay Tartankaasi Waxaana Munasibadaasi Kasoo Qayb Galay Boqolaal Dadweyne Ah Oo Kufaraxsanaa Guushaasi Ay Ardaydu Gaadheen

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada