daajis.com:- Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa madaxtooyadda Villa Somalia ku qaabilay gudoomiyaashii 15-degmo oo gobolka Banaadir ah kuwaas oo dhawaan xilkii laga qaaday.
Maxamed Maxamed Farmaajo ayaa gudoomiyaasha cusub ubalan qaaday in dowladu ay xaalkoda si wanaagsan ula socon doonto oo ay uraadin doonto shaqo iyo xilal maadaama ay dakano ugaleen qaranka Soomaaliyeed.
Kulankan dhexmaray gudoomiyaashii degmooyinka gobolka Banaadir iyo madaxweyne Farmaajo ayaa dhanka kale, waxaa looga hadlay sidii gudoomiyaashaas ay ugarab istaagi lahaayeen dowladda iyo masuuliyiintii ay xilalka ku wareejiyeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at