DAAWO: Barnaamij xiiso badan Doorka Warbaahinta Somalida iyo marka dhibaatooyin dhacaan

DAAWO: Barnaamij xiiso badan Doorka Warbaahinta Somalida iyo marka dhibaatooyin dhacaan

daajis.com:- Wariye Jamaal Osmaan oo ka tirsan Warbaahinta Dalsoor ayaa daaha ka qaaday Barnaamij xiiso badan kaas oo uu diirada ku saarayo Doorka Warbaahinta Somalia.


Barnaamijkan wuxuu kaga hadlayaa Doorka warbaahintu uga fal celiso marka masiibo dhacdo isaga oo iftiiminaya is barbar dhigaya Warbaahinta Dalka Ingriiska oo ka jawaabaya dhib dhacay iyo Warbaahinta Somalida oo marka dhib dhaco xaga xun uun baadha balse aan raadin dhibku suu u dhacay iyo sababta keentay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada