Daawo: Faysal waraabe “Waxaan lasoo kulmay Jaaliyadda khaatumo iyo Awdal, Muxuuse ka yidhi dagaalka ceel-Afwayn

Daawo: Faysal waraabe “Waxaan lasoo kulmay Jaaliyadda khaatumo iyo Awdal, Muxuuse ka yidhi dagaalka ceel-Afwayn

daajis.com:- Waxaa magaalada Hargeisa dib ugu soo Noqday Faysal Cali waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Wuxuuna ka hadlay Safar uu ku tagay dalka Kanada,  isagoo xusay inuu Halkaasi kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan, Sidoo kale wuxuu xusay inuu la kulmay Jaaliyaddaha Khaatumo iyo Awdal oo uu sheegay inaysan ku Qanacsanayn maamulka Somaliland.

Dhinaca kale Faysal ayaa ka dayriyey Xaalada uu marayo xiligan maamulka Somailand, dagaal Beeleedka ka Curtay ceel-Afwayn, Sidoo kalana wuxuu eedaymo culus dusha uga tuuray xisbiga Kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada