MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso

MUUQAAL Qubanaha VOA: La yaabka Hargeisa Qarsoon, Shirkad ka Farxisay Soomalida USA & Yamaniyiinta Bosaso

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay si wada jir ah usoo jeedinayaan Jacfar Kuukaay iyo Falastiin Axmed Iimaan.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaatay  “Xaalad Naxdin badan oo ka taagan Xaafad ku taala Hargeisa oo loogu magac Daray  “Hargeysada Qarsoon”,  Shirkad ka howlgasha Gobolka Minnesota oo Farxad gelisay Soomaalida Minneapolis, Qaxootiga Yamaniyiinta ah ee ku sugan Magaalada Boosaaso oo Halkaasi ka Bilaabay Ganacsi Bulshada Raali geliyey iyo Qodobo Xiiso leh.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada