Daawo Hordhaca Waraysi aan Waxba la isku Reeban oo Dhexmaray Horn Cable Iyo Prof. Cali Khaliif Galaydh

Daawo Hordhaca Waraysi aan Waxba la isku Reeban oo Dhexmaray Horn Cable Iyo Prof. Cali Khaliif Galaydh

daajis.com:- Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynaha Maamulka khaatumo ayaa Intii uu ku sugnaa magaalada Hargeisa, Wuxuu Waryasi dheer siiyey Telefishinka Horn Cable, Wuxuuna Xiligaas ka hadlay arimo kala duwan iyadoo la hordhigay Su’aalo badan.


Barnaamijka oo Hordhiciisa la baahiyey ayaa waxaa wax laga waydiiyey Dawladii dhexe ee Soomaalliya,  Sidoo kalana mar  uu ka hadlayey Arimaha maamulka Somaliland ee Xiligan ayuu sheegay inay gaar u tahay Beesha Isaaq, Balse aysan Jirin Somalilandtii Xiligii Gumaystaha Ingiriisku bixiyey, isagoona la waydiiyey Inuu ku biirayo iyo wixii uu yeeli lahaa hadii madaxwayne looga dhigo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada