Daawo: Shacabka Muqdisho oo Yimid Daljirka Daahsoon iyo Madaxwaynaha Soomaaliya oo Ubax dhigay (Muuqaal)

Daawo: Shacabka Muqdisho oo Yimid Daljirka Daahsoon iyo Madaxwaynaha Soomaaliya oo Ubax dhigay (Muuqaal)

daajis.com:- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ubax xusuus ah dhigay taalaada Dal-jirka dahsoon ee magaalada Muqdisho.


Ubaxaan ayaa waxaa lagu xasuusanayaa dadkii Soomaaliyeed ee u soo halgamay xoriyadda wadankan, kuwaas oo taariikh aan la iloobi karin ku leh quluubta dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha oo halkaas ka hadlay ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan horumarka dalka oo ay la mid noqdaan dadkii ka soo shaqeeyay xoriyadda maanta lagu naaloonayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada