MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar ku qaaday Itoobiya iyo Farmaajo, Kuna Eedeeyay Shir Buuhoodle ka dhacaya

MUUQAAL: Faysal Waraabe oo Weerar ku qaaday Itoobiya iyo Farmaajo, Kuna Eedeeyay Shir Buuhoodle ka dhacaya

daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa eedayn  u jeediyey Madaxwaynaha Soomaaliya, Wuxuuna sheegay inuu taageerayo Shir la sheegay in lagu qaban doono Buuhoodle, Islamarkaana deegaanada khaatumo lagu raacin doono Puntland siduu hadalka u dhigay, Wuxuuna xusay in lagu burburinayo heshiiskii ay la gaadheen madaxwaynaha khaatumo.

Sidoo kale wuxuu weerar ku qaaday Dawlada itoobiya, Ugu danbayntiina wuxuu Naanays cusub u bixiyey C.raxmaan Cirro.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA,



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada