Mahima Chaudhary Oo Sawiro Laga Soo Bandhigay Iyo Sida Ay Isku Badashay (+Sawiro)

Mahima Chaudhary Oo Sawiro Laga Soo Bandhigay Iyo Sida Ay Isku Badashay (+Sawiro)

daajis.com:- Mahima Chaudhary waxay ka mid aheyd atariishooyinka ugu qurxoona dhamaadka 90-kii iyo bilawaga qarnigaan ayaa sawiro laga soo bandhigay iyadoo si weyn isku badashay.





Mahima oo sanadahaan danbe aan lagu arkin goobaha xafladaha lagu qabto iyo meelaha ku badan saxaafada ayaa xalay ka qeyb gashay xaflad yar ee uu dhigtay Dheeraj Sharma oo baraha bulshada soo dhigay sawirada Mahima oo si weyn isku badashay.


Mahima Chaudhary

Mahima Chaudhary filimkeeda ugu horeeyay ee bollywood ah waxay la sameysay Super Star Shah Rukh Khan filimka Pardes sidoo kale filimkeeda ugu danbeeyay waa Dark Chocolate oo Bengali ahaa waxaana kula wehlinaaya Riya Sen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada