Daawo Muuqaal: Barnaamijka is Cafinta Soomaali wax kala gaadheen, oo Dalka Finland lagu qabtay iyo Dadkii isu yimid

Daawo Muuqaal: Barnaamijka is Cafinta Soomaali wax kala gaadheen, oo Dalka Finland lagu qabtay iyo Dadkii isu yimid


daajis.com:- Barnamaij Loogu Soo Bandhigayey Qaabka Ugu wanagsan oo Umada Soomaaliyeed isku cafin lahayeen isla Markaasina Ka Qeyb galeen Wax Garad Iyo jaaliyada Soomaaliyeed Ayaa Lagu qabtay dalka Finland.



Waxana Barnaamijkani Soo qaban qaabiyey Wariyaal Soomaaliyeed Oo fikrada Iska Lahaa,Waxayna Ku Soo bandhigeen Qaabka Isku Cafin karayan Umada Soomaaliyeed Iyo cida Wax kala Gaadhey 20 Sano.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada