MUUQAAL: Fanaaniinta Cabdi Holland, Xamda Yar iyo Iqro yarey iyo Dalxiis ay ku Tageen Duleedka Kismaayo

MUUQAAL: Fanaaniinta Cabdi Holland, Xamda Yar iyo Iqro yarey iyo Dalxiis ay ku Tageen Duleedka Kismaayo

daajis.com:- Fanaaniinta Soomaaliyeed Cabdi Holland, Iqra Yarey iyo Xamada Yar iyo Xubno kale oo la socday ayaa dhowaan soo agadhay deegaanada maamulka Jubaland, waxayna Booqasho ku taageen goobaha dalxiiska oo ay ka mid tahay magaalada Goobwayn.


Fanaaniinta oo ay ka Muuqatay Dareen Farxadeed ayaa ka Warbixiyey waxyaabaha ay Halkaasi kala Kulmeen.

Soomaaliya ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxay kasoo Kabanaysaa Dhibaatooyinkii kala duwaan ee ay ka Dhaxashay burburkii Dawladii dhexe.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada