MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo ka Hadlay Kaniisad laga furay Hargeysa

MUUQAAL: Maamulka Soomaliland oo ka Hadlay Kaniisad laga furay Hargeysa

daajis.com:-  Wasiirka diinta iyo Awqaafta mamaulka Somaliland Khaliil Cabdillahi Axmed oo Maanta Warhaahintu wax ka waydiisay Kaniisad la sheegay in laga furay magaalada Hargeisa.


Wasiirka ayaa diiday inay saxaafadu wax ka waydiisay Arintan, Wuxuuna ku gaabsaday inay Soo saari doonaan War ku Saabsan “Aad baan uga Xunahay Wararka la faafiyey, Iyagoo soo xiganaya Haweenay Kirishtaan ah oo dalka degan, Wasaarada diinta iyo Awqaaftu War saxaafadeed ayay kasoo saari doontaa” ayuu yidhi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada