DAAWO: Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Somaliland oo Shaqadii ka joojiyey Gudoomiyihii Gobalka Awdal

DAAWO: Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Somaliland oo Shaqadii ka joojiyey Gudoomiyihii Gobalka Awdal

daajis.com:- Madaxweyne Ku xigeenka Maaamulka Somaliland Saylici ayaa shaqadii ka joojiyey Gudoomiyihii Gobalka Awdal Mustafe Maxamuud Shiine isaga oo sababtana ku sheegay Shaqa gudasho la,aan.


Dhanka kale Mustafe Shiine oo isaga oo ku sugan Hagrgeysa warbaahinta Hargeysa socodka kula hadlayey ayaa sheegay in uu Saylici ku saxsan yahay in u ka joojiyo shaqada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada