Daawo: Maxkamada sare ee maamulka Somaliland oo Go’aano kasoo saartay Muranka Doorashadii Wakiilada

Daawo: Maxkamada sare ee maamulka Somaliland oo Go’aano kasoo saartay Muranka Doorashadii Wakiilada

daajis.com:-  Maxkamadda Sare ee maamulka Somaliland ayaa go’aan kasoo saartay Khilaafka  ka dhashay doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland.


Waxay sheegeen inaysan wax shaqo ah ku Lahayn, Islamarkaana aysan Maxkamadu ka garnaqi karin Muranka ku saabsan golaha wakiilada, waxayna soo jeedisay inay ku Xalistaan Xeer Hoosaadkooda, Waxayna soo saareen Warbixin ay arintaasi ku Faah-faahiyeen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada