daajis.com:- Maamulka Somaliland ayaa Jawaab ka bixiyey hadal kasoo yeedhay Wasiirka Warfaafinta Puntland oo sheegay inaan gobolada Sool iyo sanaag laga Hirgelin doono Doorashooyinka iyo Diiwaan gelinta Somaliland.
Wasiiru dawlaha wasaarada Amniga ee Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ku sheegay hadalka kasoo yeedhay Wasiir Qarjab inuu yahay mid Laab la kac ah, Islamarkaana aysan Puntland waxba ka tari karin deegaanadaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at