Daawo Waraysi: Liibaan Mustafe, Wiilkii Indhaha laga soo Riday oo Carabka wax ku arkaya iyo Arin la yaab leh

Daawo Waraysi: Liibaan Mustafe, Wiilkii Indhaha laga soo Riday oo Carabka wax ku arkaya iyo Arin la yaab leh

daajis.com:- Liibaan Mustafa Xasan oo ah Muwaadin Jabuutiyaan ah oo Aragiisa waayey ka dib markii ay soo weerareen rag ay siyaasada isku qilaafeen, ayaa waxaa uu helay ookiyaal kaamiro ay ku xidhan tahay taasi oo lagu talaalayo carabkiisa isla markaana siinaysa dareen uu ku kala garto qofka ka horyimaada isagoo kaligiis socon kara Wadooyinka.


oo kiyaashani ayaa ah qalab ku cusub Aduunka ayaa si tijaabo ah loogu bilaabay dalka Maraykanka waxaana nasiib u helay Liban Mustafe oo isaga ahaa dhibane hadaba wariyaha Universal Tv ee dalka Maraykanka Mohamed Muuse Nuur “Deeq darajo” ayaa Wareystay oo faah faahinta arintani inoo haaya.
Hadaba Aqriste adiga sidee kula tahay weligaa maku fekertay in Aduunka uu sidan u hormarayo maxay tahay Aragtidaada halkani hoose inoogu reeb.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada