MUUQAAL: Gudoomiyaha Buuhoodle “Waa Nasiib daro in S.land ay Faysal Waraabe u soo dirto Prof. Cali Khaliif”

MUUQAAL: Gudoomiyaha Buuhoodle “Waa Nasiib daro in S.land ay Faysal Waraabe u soo dirto Prof. Cali Khaliif”

daajis.com:- Gudoomiyaha Degmada Buuhoodle C/fataax Cali Cawil ayaa si adag uga hadlay Safarkii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe shalay uu ku Booqday Degmada Widh Widh oo katirsan Deegaanada Khaatumo, Islamarkaana uu kula Kulmay Madaxda khaatumo.


Dhinaca Kale Gudoomiyaha ayaa Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif ku eedeeyey inuu Ku Fashilmay Guud ahaan Siyaasada Deegaanada Khaatumo Waxaana uu Kaloo Baaq u Diray Waxgaraka Deegaanada Khaatumo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada