DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha Ruushka oo iska soo qaaday sawirro Caalamka ka yaabiyay iyo isaga oo..

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha Ruushka oo iska soo qaaday sawirro Caalamka ka yaabiyay iyo isaga oo..

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa baraha bulshada kusoo bandhigay sawirro uu ku muujinaayo dalxiiskiisa ugu danbeeyay.

Putin oo sanadkiiba gala fasax ayaa waxa uu booqasho gaaban ku gaara dhammaan magaalooyinka ku haboon dalxiiska ee dalkiisa Ruushka.

Putin ayaa inta uu ku guda jiro dalxiiska u nasiina taga goobaha uu kaga badbaadikaro kuleylka, waxa uuna badi sawirada iska qaadaa isagoo ku howlan dabashada Kaluunka iyo dabaasha, sida ka muuqata sawirada.

Sawirada uu Putin kusoo daabacay baraha bulshada ayaa kamid noqonaaya kuwa ugu shacbiyada badan marka loo eego kuwa ay baahiyaan Madaxda dhigiisa ah.
Hoos ka Daawo Sawirada:-

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada