DAAWO: Rumeyso ama ha rumeysan Mobile iPhone7 Xeebta liido liqday oo la helay….

DAAWO: Rumeyso ama ha rumeysan Mobile iPhone7 Xeebta liido liqday oo la helay….

daajis.com:Nasir Cadceed oo muwaadin Soomaaliyeed oo inta badan wax ku qora baraha bulshada (Social Media-ha), ayaa bartiisa Facebooka soo dhigay Fariin iyo Muuqaal isla socda oo uu uga hadlayo Taleefan iPhone 7 ah oo uu walaalkiis lahaa, kaasoo uga lumay xili uu ku dabaalanayay Badda Liido ee magaalada Muqdisho.

Nasir Cadceed ayaa  sheegay in intaas kadib inuu xiriir lasoo sameeyay walaalkiis islamarkaasna uu ka dalbaday inuu u baafiyo Taleefanka Badda uga dhex lumay maadaama uu Social Media-ha ku leeyahay asxaab farabadan.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO QISADA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada