DAAWO: Safiirka Dawladda Ingiriiska ee Somalia oo yimid Kismaayo iyo Xarunta NISA oo Laga dhagax-dhigay Kismaayo

DAAWO: Safiirka Dawladda Ingiriiska ee Somalia oo yimid Kismaayo iyo Xarunta NISA oo Laga dhagax-dhigay Kismaayo

daajis.com:- Safiirka dowladda Ingiirska U fadhiya Soomaaliya David Concar oo saaka soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaatay madaxda ugu sareeysa ee Jubaland oo ay ka wada hadleen arimo kala duwan oo quseeya amniga iyo horumarka.


Masuuliyiintan ayaa gaaray goob loo asteeyay in laga dhiso xarun tababar oo ku taal nawaaxiga garoonka diyaaradaha Kismaayo, halkaa oo ay si wadajir ah uga dhagaxdhigeen dhismaha xarunta tababarka ciidamada nabadsugidda Jubaland.

Taliyaha nabadsugidda qaranka C/laahi Max’ed Cali (Sanboloolshe), Safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya David Concar iyo Madaxweynaha Jubaland ayaa daahfuray dhismaha xarunta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada