VIDEO: Dowladda Farmaajo oo maanta ka farxisay shacabka Muqdisho (Maxaa Cusub)

VIDEO: Dowladda Farmaajo oo maanta ka farxisay shacabka Muqdisho (Maxaa Cusub)

daajis.com:-  Dowladda uu hoggamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa maanta waxay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho u sheegtay war ay ku farxaan.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi oo maanta dhagax dhigayey dhismaha waddo aad u muhiim ah ayaa sheegay in dhowaan waddooyin badan oo xiran la furi doono.

Wuxuu sheegay Taabit Cabdi in maanta dhismaheeda uu bilowday waddo isku xirta taalada Daljirka Daahsoon illaa iyo wadada 30-ka gaar ahaan halka loo yaqaano Cali Kamiin, waxaana wadadan ay mari doontaa meello badan oo Muqdisho ah.



Taabit ayaa tilmaamay in shacabka markaan wax loo qabanayo oo ay dhammaatay balamihii afka ahaa ee la maqalsiin jirey.

Waxaana uu sheegayaa Taabit in waxqabadkan yimid maadaama shacabka ay muujiyeen in ay dowladnimada aad u daneynayaan, doonayaanna iney la tartamaan shacabka kale ee ku nool dalalka asaagooda ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada