daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa barnaamijka Arrimaha Bulshada oo ay ciidanka POLICE-ka U.K ay ku sheegeen in dhallinyarada ku dhimata dilalka ay u badan yihiin Soomaali.
Waxaana dilalkaas inta ugu badan ay ka dhacaan magaalada London oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan ee joogta gudaha dalka UK.
Waxaa sidoo kale barnaamijka lagu soo qaatay muuqaalo soo koobaya sida ay dilalku u dhacaan iyo waliba sida loo soo qorsheeyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at