MUUQAAL: Rag Oromo ah oo lagu dilay Duleedka Gabiley iyo Somaliland oo ka hadashay Iyo Shacabka oo Kacsan

MUUQAAL: Rag Oromo ah oo lagu dilay Duleedka Gabiley iyo Somaliland oo ka hadashay Iyo Shacabka oo Kacsan

daajis.com:- Ciidamo ka tirsan Booliska Somaliland ayaa Duleedka Gabilay ee Galbeedka Hargeisa waxay ku dileen Laba Nin oo Oromo ah, Waxaana la sheegay inay la socdeen Gaadhi ay ku Tahriibayeen.


Wasaarada arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland oo ka hadashay dhacdadan ayaa Xaqiijisay in la dilay Labadaasi Nin, waxaana arintan kusoo beegan tay Xili uu dagaal ka dhex Bilowday Soomaalida iyo Oromada kaasi oo dad badan ay ku dhinteen, Waxaana sidoo kale Shacabka loogu baaqay inaysan dilin Oromada ku sugan Qaybo kamid ah Dalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada