DAAWO: Faarax Macalin “Soomaaliya Ruushka ha lagu wareejiyo” Iyo Arin la yaab leh oo uu soo Bandhigay

DAAWO: Faarax Macalin “Soomaaliya Ruushka ha lagu wareejiyo” Iyo Arin la yaab leh oo uu soo Bandhigay

daajis.com:- Siyaasiga Faarax Macalin oo horey xil uga soo qabtay dawladda Kenya, Islamarkaana ka hadla Arimaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya la doonayo in la tirtiro, Wuxuuna soo jeediyey in madaxdu ay heshiis la galaan Dal Awood leh.


Wuxuu Tusaalle usoo qaatay Dalka Ruushka, Wuxuuna Xusay in hadii lagu wareejiyo uu wax u Qaban doono Somaaliya, Balse Taasi badalkeeda aan la qaadan karin Go’aankaasi, Iyadoo lagu raali gelinayo dalalka ku xeeran Soomaaliya ee cadowga ku ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada