Daawo: Farmaajo oo ka hadlay Dhacdo ka yaabisay iyo Midnimada DF-Somalia, Somaliland iyo Maamulada kale

Daawo: Farmaajo oo ka hadlay Dhacdo ka yaabisay iyo Midnimada DF-Somalia, Somaliland iyo Maamulada kale

daajis.com:-Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa siwayn uga hadlay Xaalada dalka Soomaaliya, Wuxuuna sheegay in Xukuumadda uu Hogaamiyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ay wax badan Qabatay.


Madaxwaynaha ayaa wuxuu Xusay  inaysan Jirin Dawlad aan Culaysyo la Kulmin, Wuxuuna Tusaalle usoo qaatay Dhacdo uu dhowaan kala Kulmay Wafdigii Dawladda Turkiga kuwaasi oo Warbixin kala duwan ka siiyey dalkooda, Taasi  ka yaabisay, Kuna Kaliftay madaxwaynaha inuu ka Xishoodo inuu  la wadaago Baahiyaha ay Soomaaliya Tabanayso Sida uu sheegay.

Dhinaca kale Madaxwaynaha ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu Baaqay Isku duubni iyo Wadajir, Wuxuuna si gaar ah u Xusay sida loogu baahan yahay inay Mideeyaan Awooda Dawladda dhexe Iyo Maamulkada, Wuxuuna xusay inay Raadin doonaan maamulka Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada