DAAWO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaaro Oo Fariin Aadag u Diray Al.shabaab

DAAWO:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaaro Oo Fariin Aadag u Diray Al.shabaab

daajis.com:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaaro oo ka hadlay werarkii is qarxinta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay isago shacabka soomaaliyed kaga tacsiyadeyay.

Maxamed Sheikh Cismaan jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay isago shegay in al.shabaab ay yihiin cadowga shacabka soomaaliyed loona baahan yahay in lala wada degaalamo.

‘’ Waxa idiin shega runtii waa wax laga naxo xildhibaanada baarlamaanka waxa leyahay dadka haloo gurmado yaa dhibaatada lagu fiirsan manta maalin nooga muruga badan majirto’ ayuu yiri Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada