Daawo Muqaal Cajiib ah Dabacasar oo heshiisiyay nin iyo xaaskiisa

Daawo Muqaal Cajiib ah Dabacasar oo heshiisiyay nin iyo xaaskiisa

daajis.com:- Gabadha Markii aan waraystay kabacdi,,Barxadaan ayaan isugu keenay Wiilka iyo Gabadha oo ay ku heshiiyeen,kabacdine isku waafaqeen in Wiilkooda Sucuud ay u naxariistaan oo Dacwooyinka Dhamaantood Baajiyaan,Subuxii ku xigayne Qareenka Wiilka(The Lawyer)ayaan isu raacnay oo nasiiyay sida ugu fudud ee aan Dacwadaan ku baabi,in karno waana in laheshiiyo,Gabadhane Wiilkeeda loo soo celiyo,Tarxiilkane laga daayo.

 Candhuufo,Xaako,iyo Xaar ayaa Walaalahay Madhibaan iigu abaalmariyeen .Waxaa jira RAG Baraha Bulshada kahadla oo Naftayda Khatar galiyay uguna baaqay Ogaadeen iyo Madhibaanba in ay iga takhalusaan Sababtoo ah Wanaagii ay ku guuldaraysteen ayaan ku guulaystay oo kashaqeeyay.Dawlada Maraykanka Ragaas uu ka mid yahay Alamxaar Duqbiiqoow waan lasocidsiiyay.Soomaaliyeey Idinkune Ogsoonaada hadii Dhib isoo gaaro waxaa Masuul ka ah Afhayeenka Wayaanada Duqbiiqoow oo ah Jaajuus Amxaaro oo Amxaaro ku sinji ah,iyo Beesha Madhibaan.


Ogsoonoow. Arinyaan aan ku guulatstay Culimo iyo Caamo iyo Odayaalba way ku guulsaraysteen,Arintsssune waxay keentay in la icaayo,la ii caga jugleeyo,Dil la igu handado. Waxaase Mahad iska leh Allaah oo I waafaniyay in Cadawga Qarsoon ee Soomaaliwayn Amxaar Duqbiiqoow ay Warbixintiisa hayaan Cid walba oo ay khusayso.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada