Daawo: Ololihii doorashada S.land oo si yaab leh isu badalay, Subeer Awal iyo Habarjeclo Hesiish Burco ku gaadhay 

Daawo: Ololihii doorashada S.land oo si yaab leh isu badalay, Subeer Awal iyo Habarjeclo Hesiish Burco ku gaadhay 

daajis.com:- Waxaa magaalada Burco Mudooyinkii ugu dambeeyay Shir uga socday Ergooyin ka socday Beesha Habarjeclo iyo Beesa uu Kasoo Jeedo Muuse Biixi ee Subeer Awal.

Shirka ayaa lagu sheegay inay Labada Beelood isla Qaateen in La dhiso Musharaxa Muuse Biixi Cabdi, Islamarkaana Codka la siiyo, Shirka ayaa waxaa ka hadlay Isimada dhaqanka ee labada dhinac, Waxaana qayb galay Ergooyin Tiro badan oo labada dhinac ka socday.

Doorashada Somaliland oo Mudo kooban ka dhimantahay ayaa Ololaheeda wuxuu galay dhinac kasta, iyadoona ay maanta Caadi noqotay in Qabyaalad Lagu Ololeeyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada