Daawo: Shacabka Muqdisho Tartan ugu Jira Horumarka Iyo Dhalinyaro Keentay Gaadhigii ugu dheeraa

Daawo: Shacabka Muqdisho Tartan ugu Jira Horumarka Iyo Dhalinyaro Keentay Gaadhigii ugu dheeraa

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa waxaa lasoo gaadhsiiyey Gaadhi uu Noocisu ku cusub yahay magaalada, Kaasi oo lagu keenay Qiimihii ugu badnaa ee ay ku yimaado Gaadhi Noociisa ah, Islamarkaana gaadhigan oo ah Nooca Raaxada ayaa kamid ah Gaadiidka ugu dheer .


Soomaaliya oo dib uga soo baxday Colaadihii Iyo dagaaladii dalka dib u dhigay ayaa hada u Muuqata mid la Jaanqaadaysa Caalamka, Waxaana Bulshada Soomaaliyeed lagu Tiriyaa kuwa Hormuudka ka ah ilbaxnimada meelkasta oo ay Joogaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada