Muuqaal: Axmed Siilaanyo oo Safar ku Tagay gobolka Sool iyo Faras la lasiiyey

Muuqaal: Axmed Siilaanyo oo Safar ku Tagay gobolka Sool iyo Faras la lasiiyey

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta soo gaadhay Deegaano ka tirsan Gobolka Sool oo ay ka mid yihiin n Guumays Yagoori , Adhicadeeye Canjiid iyo Laascaanood.


Siilaanyo ayaa waxaa Halkaasi kusoo dhoweeyay Xubno loo diyaariyey, Waxaana la sheegay inuu Safarkiisu daaran yahey sagootin iyo isa saamaxaad isaga Xukuumadiisa, Waxaana xusid mudan in lagu xasuusto dhibaatooyin iyo dagaalo ka dhacay deegaanada khaatumo intii uu Xilka hayey.

Deegaanka Yagoori oo iyana soo dhaweeyey ayaa waxay gudoonsiyeen Siilaanyo Faras ay hadyad ahaan ugu talagaleen, Sida ay sheegeen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada