MUUQAAL: Gabadh uu C.wali Gaas ka Seexan waayey Kadib markay sheegtay Sir-Badan iyo Duulaanka Imaaraadka !

MUUQAAL: Gabadh uu C.wali Gaas ka Seexan waayey Kadib markay sheegtay Sir-Badan iyo Duulaanka Imaaraadka !

daajis.com:- Safiya Yaasiin oo ah Gabadh Aqoonyahanad ah oo kasoo jeeda deegaanada Puntland ayaa siwayn uga hadlay Xaalada ay Soomaaliya marayso Xiligan, waxayna soo bandhigtay duulaanka Qaawan ee Dawladda Imaaraadku ay kusoo qaaday guud ahaanba dalka, waxayna soo Bandhigtay Arimo badan oo Bulshada Qaarkood ka Qarsoonaa.


Dhinaca kale waxay siwayn u dhaleecaysay Go’aanka Hogaamiyaha maamulka Puntland oo ku Wareejiyey Dekedda Boosaaso, waxayna sheegay inuu Laaluush Badan siiyey Qofkii Arintaasi isku daya inuu ka hadlo, Waxayna wax laga Naxo ku Tilmaantay sida uu u dhaqmay Hogaamiyiihii loo Hanwaynaa ee dalkiisa u iibsaday.

Waxay Xustay Shaqada uu imaaraadku u dhiibay Cumar C.rashiid oo Horey loogu eedeeyo inuu Badda Soomaaliya Muran geliyey oo iibsaday, waxayna Bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay Dar-daaran adag.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada