MUUQAAL: Khudbad Qiiro leh oo RW. Khayre Ka jeediyey Banaanbixii waynaa ee Muqdisho ka dhacay galabta

MUUQAAL: Khudbad Qiiro leh oo RW. Khayre Ka jeediyey Banaanbixii waynaa ee Muqdisho ka dhacay galabta

daajis.com:- Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Galabta Khudbad ka jeediyey Isku soo bax Balaadhan oo ka dhacay magaalada Muqdisho, Kaasi oo ay ka qayb galeen Kumanaan ka mid ah Shacabka Muqdisho iyo Madaxda ugu saraysa Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kheyre ayaa ballan-qaaday inuu dagaal la geli-doono Al-shabaab, Wuxuuna sheegay in ay ka dambeysay qaraxii ka dhacay qaraxii Zoobe 14/10/2017, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Waxa la gudboon Shacabka Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada