MUUQAAL:- Madaxwaynaha Farmaajo oo Waraysi uga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dalalka Gobolka ku maray

MUUQAAL:- Madaxwaynaha Farmaajo oo Waraysi uga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dalalka Gobolka ku maray

daajis.com:-  Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu kaga hadlay Xaalada dalka iyo Safaradii uu dhowaan ku tagay dalalka Gobolka.


Madaxwaynaha ayaa sheegay inuu Dawladaha Uganda, Itoobiya iyo Jabuuti kala hadlay sidii ay uga qayb geli lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee Dawladdu ay ku dhowaaqday.

Wuxuu sheegay in gumaadka Al-shabaab ay ku hayso Shacabka Soomaaliyeed uu yahay mid maalinba maalinta ka dambaysa sii Kordhiyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada