Muuqaal: Madaxwaynaha Galmudug oo kasoo degay Muqdisho iyo Wuxuu kala Kumay Dawladda Soomaaliya

Muuqaal: Madaxwaynaha Galmudug oo kasoo degay Muqdisho iyo Wuxuu kala Kumay Dawladda Soomaaliya

daajis.com:- Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa Maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay.


Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Cabdi Faarax (Juxa), xildhibaano, siyaasiyiin, iyo saraakiil ciidan.

Xaaf ayaa sheegay inuu ku Faraxsanyahay Shirka uu madaxwyane Farmaajo ku casuumay, Islamarkaana uu Rajaynayo inay kasoo baxaan go’aano wanaagsan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada