DAAWO: C.Xakiim Camey Muxuu Ka yidhi Gabadhii Askariga Puntland Bosaaso Ku Kufsaday?

DAAWO: C.Xakiim Camey Muxuu Ka yidhi Gabadhii Askariga Puntland Bosaaso Ku Kufsaday?

daajis.com:- Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Camey ayaa ka jawaabay eedeyn ay Puntland usoo jeedisay Beeshii ay ka dhalatay Faa,iso oo ah Gabadhii yarayd ee Askariga ka tirsan Ciidanka Maamulka Puntland uu dhawaan Boosaaso ku kufsaday,eedeaynta oo ahayd in Madaxda Maamulka Puntland ka meermeerayaan in ay Sharciga la hor keeno Askariga Kufsiga u geystay Gabadha yar.


Ku xigeenka Maamulka Puntland Camey ayaa sheegay in Askarigaas uu ku jiro Gacanta Maamulka islamarkaana la horkeenayo Cadaaladda.

Wasiirka Haweenka Puntland oo la filayay iney soo hadal qaado dhibanihii ugu dambeeyay ee lagu kufsaday Puntland ,ayaa taa badalkeed sheegtay in Wasaaraddu diyaarisay Qol leyskugu keeno Haweenka la kufsado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada