Daawo: Muuse Biixi oo Siilaanyo Booqasho ugu tagay kadib Guushii uu Ka gaadhay Doorashada

Daawo: Muuse Biixi oo Siilaanyo Booqasho ugu tagay kadib Guushii uu Ka gaadhay Doorashada

daajis.com:- Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi iyo xubno kamid ah Xisbigiisa Kulmiye ayaa maanta hoygiisa kusoo booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo.

Muuse Biixi ayaa Salaan ugu tagay Siilaanyo waxaana uu ku amaanay kaalintii uu kasoo qaatay in Maamulka Somaliland maanta uu Madaxweyne u doorto Muuse Biixi Cabdi.


Madaxweynaha Xilka kasiii degaya ee Maamulka Somaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isaguna u Hambalyeey Muuse Biixi waxaana uu ku amaanay guusha uu ka gaadhay Doorashadii ka dhacday Deegaanada Somaliland.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada