Daawo Video: Xaalad Naxdin badan oo ka taagan Yemen, markii Sucuudigu Ka Xidhay Cirka, Dhulka iyo Badda

Daawo Video: Xaalad Naxdin badan oo ka taagan Yemen, markii Sucuudigu Ka Xidhay Cirka, Dhulka iyo Badda

daajis.com:-  Xaaladii ugu adkayd ayaa ka taagan dalka Yemen, Kadib markii Xulufada Sucuudigu Hogaaminayo ay ka xidheen Cirka, Dhulka iyo Baadda.


Arintan ayaa ka dambaysay kadib markii dhowaan Gantaal ay Xuutiyiinta ka taliya Qaybo kamid ah dalka yemen soo Tuureen uu gaadhay magaalada Riyaadh ee sucuudiga iyadoona aanu Jirin Khasaaare ka dhashay.

Xaalada hada ka taagan yemen ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay Qaramada Midoobay oo ay saamaysay Xayiyaarada la saaray yemen Gar-gaarkii laga Fulin lahaa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada