MUUQAAL: Aadan siiro oo ka hadlay Doorashada Muuse Biixi “Laba Reer Kuma dooran” iyo Magacaabista…

MUUQAAL: Aadan siiro oo ka hadlay Doorashada Muuse Biixi “Laba Reer Kuma dooran” iyo Magacaabista…

daajis.com:-   Sheekh aadan siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbadii maalintii Jimcaha ee shalay wuxuu uga hadlay Doorashadii ka dhacday Somaliland, Isagoon Fariin adag u diray Muuse Biixi Cabdi.


Wuxuu Muuse  u soo jeediyey inuu Noqdo Qof Fur-furan, Dadka uu soo magacaabi doono ayuu sheegay inay noqdaan kuwa Xul lagu keenay, ee aan Xal lagu keenin,  Sidoo kalana  Wuxuu sheegay  inaysan soo saarin laba reer oo keliya “Madaxwaynaha  Laba reer may soo saarin,  Afxumada ha la iska daayo,  Qabaa’ilka yaan waxba laga sheegin, “


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada